(Sawirro) Booliska Yuhuuda oo raadinaya Falastiiniyiin dad ku dilay duleedka Tel Aviv

Ciidamada amaanka Israel ayaa bilaabay ugaarsi balaaran oo ay ku baadigoobayaan labo falastiiniyiin ah oo looga shakisan yahay inay saddex qof ku dileen weerar ka dhacay magaalo ku taal bartamaha Israel, sida ay booliisku sheegeen. Weerarka oo dhacay habeenimadii Khamiista, oo ah maalinta madax banaanida Israel, ayaa ah kii ugu dambeeyay kor u kaca rabshadaha … Continue reading (Sawirro) Booliska Yuhuuda oo raadinaya Falastiiniyiin dad ku dilay duleedka Tel Aviv